C/raxmaan C/shakuur: “Qoraalka Villa Somalia ka soo baxay waa mid caato iyo boor isku qaris ah”

Hogaamiyaha xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur ayaa soo dhoweeyey hadalkii xalay ka soo yeeray RW Somalia ee ahaa inaysan jirin wax muddo kordhin ah, doorashadana ay ku dhaceyso xiligii loogu talo galay. “Waxaan soo dhoweynayaa go’aanka Xukuumada ee ah in doorasho la isku raacsan yahay ay xilligeeda ku dhacdo. Waxaan kaloo bogaadinayaa hadalka Raysal waasaraha ee … Continue reading C/raxmaan C/shakuur: “Qoraalka Villa Somalia ka soo baxay waa mid caato iyo boor isku qaris ah”